Madaxweynaha Hir-Shabeelle Ali Guudlaawe oo dib ugu laabtay Jowhar
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo todobaadyadii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta dib ugu laabtay...
Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta ka qeybgalay shir ay ku casuumeen qaar ka mid ah saaxiibada Beesha caalamka oo...
Turkiga & Sacuudiga oo ka wada hadlaya khilaafka u dhaxeeya
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu ayaa qorsheynayo inuu Toddobaadka soo socdo safarkiisii u horeeyey ee uu ku tago Caasimadda dalkasi...
Saddex qof oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Magaalada Nairobi
Shilka oo ahaa mid Gaari ayaa waxaa uu ka dhacay Koonfurta Bypass, ee ismaamulka Nairobi, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho ah iyo...
Qaar ka mid ah wadamada carabta oo cambaareeyay weerarkii Yahuuda
Dhowr dal oo Carab ah iyo hogaamiyeyaal Islaamiyiin ah ayaa maanta oo Sabti ah cambaareeyay qorshooyinka looga saarayo Falastiiniyiinta bariga Qudus ee...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay wada-hadallo la fureyso dowladda Kenya
Kadib markii dowladda Soomaaliya 6-dii Bishaan ay ku dhawaaqday inay dib soo celisay xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda Kenya ayaa waxaa ay sheegtay...
QM & Turkiga oo soo dhaweeyay soo celintii Xiriirka Somalia & Kenya
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey Doorka Dowladda Qatar ka qaadatay soo-celinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee u dhexeeyey Dowladaha...
Wasiirka Tamarta Dowladda Soomaaliya Oo La Kulmay Danjiraha Turkiga
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya, mudane Xasab Cabdinuur Cabdi, ayaa danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz kala hadlay dardar gelinta heshiisyadii...
Maxkamada CXDS oo amartay in lasoo qabto kooxihii shacabka ku dilay Galgaduud
Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee darajada Koowaad Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku amray ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan Galmudug...
Madaxweynaha KG Oo Casho Sharaf U Sameeyey Ciyaartooyda KG.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ka Qeyb-galay Xaflad isugu jirtay Casha-sharaf iyo Maamuus loo Sameyey...