Saturday, September 26, 2020

Wareysi: Degaano Horleh Oo Katirsan Degmada Xudur Oo Gaaray Ayaxii

0
Beeraleyda gobolka bakool ayaa raja xumo ka muujiyey dalaqii sanadkaan ay ka filayeen beeraha sababtuna ay tahay ayaxii oo inta badan latagay waxyaabihii cagaarka...

DHAGEYSO | Galka Baarista: Dilalka sharciga ka baxsan ee Maxkamadda Ciidanka

0
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan dilalka loo gaysto eedeysanayaasha lala xiriirnayo Al-Shabaab ee ay tahay inay dacwaddoodu qaaddo maxkamadda ciidamada qalabka...

Dhageyso:-Puntland oo ka hadashay dilka taliyihii Nabadsugida G/Mudug

0
Rag hubeysan ayaa xalay Waqooyiga Magaalada gaalkacyo waxaa ay ku dileen  taliyihii Nabadsugida iyo sirdoonka gobolka Mudug ee Dowlad goboleedka Puntland,iyaga oo dilka kadib...

Dhageyso:-Sarkaal ka tirsan Dowladda oo lagu xayiray Garoonka Diyaaradaha degmada Diinsoor

0
  Sarkaalka lagu xanibay Garoonka diyaaradaha degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa lagu Magacaabaa Axmed Cabdullaahi Aadan,waxaana uu ka tegay Magalada baydhabo oo ah...

Dhageyso:-Aaba Aweys”Askarigii dilay Wiilkeyga Madaxtooyadda ayaa la geeyey walwal ayaana qabaa”

0
Aaba Aweys Maxamed Diinle oo ah Aabaha Wiil Dhalinyaro ahaa kana mid ahaa Darawalada mooto Bajaajka,kaas oo Askari ka tirsan Ciidanka dowladda uu ku...

DHAGEYSO: Tobban sano kadib xusuusta qaraxii huteel Shaamo

0
Maanta waxay ku buuxdaa toban sano markii qarax uu ka dhacay hoteelka Shaamo ee magaalada Muqdisho, xilli ay ka socotay xaflad qalin jebin ah. Qaraxaas...