Thursday, September 29, 2022

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KG Oo Katacsiyeeyey Geeridii Ku Timid Xildhibaan Boorow.

0
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed...

Dowladda Soomaaliya oo faah faahisay qodobada looga hadlayo shirka QM

0
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu qeyb ka yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha...

Uhuru Kenyatta oo xil cusub loo magacaabay

0
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay 18 xubnood oo Shabaab ka tirsan

0
Dowladda Soomaaliya waxay shaacineysay in howlgal gaar ah oo ciidanka xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanka Bukh-aqable ee gobolka Hiiraan lagu dilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mareykanka kala hadlaya la dagaalanka Al-Shabaab

0
Waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu magaalada Washington ee dalka mareykanka uu kula kulmo...

Taliska Ciidanka Xooga Dalka Oo Faah Faahiyey Howlgalkii Ciidanka Danab Ay Ka Fuliyeen Deegaan...

0
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee DANAB  ayaa xalay degaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan waxay ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday...

Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada Somalia Oo Qeylo Dhaan U Direy Hay,adaha Samafalka.

0
Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada & wax ka qabasahada abaaraha oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa isku...

Shirka Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowlad Goboleedyada Dalka oo Maanta baydhabo lagu soo...

0
Shirkan oo maalmo kasocdey magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay ayaa waxaa looga hadlaayey suuragelin daadejinta adeegyada gargaarka ayadoona ay shirka kasoo...

Daawo Sawiro:-Maxaad Kala Socotaa Xaafadan Cusub Ee Ay Dowlada Qatar Kadhiseyso Baydhabo.

0
Waxaa maantey gelinkii hore magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay soo gaarey wefdi kasocda dowlada qatar oo uu horkacaayey safiirka safaarada qatar...