Dowladda Soomaaliya oo faah faahisay qodobada looga hadlayo shirka QM

0
24

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu qeyb ka yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse ayaa Magaalada New York uga qeyb galaya Shirka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.

Shirka oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa looga hadlayaa waxyaabaha kajira sanadkaas dunnida iyo sida looa gudbi karo, iyada oo Madaxda ay is dhaafsadaan arragtiyo kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here