Daawo Sawiro:-Maxaad Kala Socotaa Xaafadan Cusub Ee Ay Dowlada Qatar Kadhiseyso Baydhabo.

0
89

Waxaa maantey gelinkii hore magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay soo gaarey wefdi kasocda dowlada qatar oo uu horkacaayey safiirka safaarada qatar ee somalia mudane Xasan Xamza.

Imaanshaha wefdigan ayaa waxaa ay salka ku haysey u kuur gelida xaalada baniaadaninimo ee kataagan KG iyo weliba dhagax dhiga xaafada cusub oo ay dowlada qatar kadhiseyso baydhabo.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane Xasan Xamza Saed ayaa si wadajir ah udhagax dhigay Xaafad Cusub oo Dowladda Qatar ka dhisayso Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here