Barcelona Oo Sedexleey Kaga Talaabsatay Sevilla

0
502

Barcelona ayaa guul ay u qalantay waxa ay ka gaareen Sevilla oo ay nasiinada ugu direen laba gool oo nadiif ah halka guud ahaan natiijada ay ku dhamaaty 3 gool .

Sevilla halis ayay ahaayeen balse waxaase dilayay go`aan qaadasho deg deg ah iyo qasaarin fiursado .

Kooxda Sevilla mararka qaar Barca waa kaga gacan sareeyeen kubadaha dhaadheer  jir ahaanna sidoo kale balse kooxda Xavi fursad waliba xaqiiq ah waa ay ka faa`ideysanayeen waliba labadii gool ee  hore oo ahaa rogaal celis

Waxaa xusid mudan in Sevilla kaliya hal guul ka gaartay Barcelona 31-kii kulan ee ugu dambeyay

Rafinha iyo Kounde bandhig wacan ayay sameeyeen , Sevilla haddii deg degsiimo ku jirrin laheyn Barca natiijada waa ay la qeybsan lahaayeen xlli goolhayaha Barac isna kalaintiisa uu qaatay

Goolasha Barca waxaa saxiixay Rafinha , Lewandski iyo iyo  Garcia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here