Shir Looga Hadlaayey Maamul Daadejinta Oo Baydhabo Kafurmay.

0
61

Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed Kheyr ayaa Furay Shirka Agaasimiyaasha Guud ee wasaaradaha dowlad goboleedka konfur galbeed somalia shirkaas oo looga hadlaayey Wadatashiga-Xulashada Siyaasada Maamul Daadejinta Dowladda Koonfur Galbeed.

Shirka oo ay ka qeybgaleen Agaasimaha Guud Madaxtooyada,Agaasimiyaahsa Wasaaradaha iyo Masuuliyiin ka soctay Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlayaa Maamul Daadejinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here