Xulalka Sida Rasmiga Ah Ugu Soo Baxay Koobka Adduunka Qatar 2022.

0
103

Waxa qarka loo saaranyahay isku aadka wareega Group-yada koobka adduunka kaas oo la qaban doono maalinta jimcaha kuna beegan 1 bisha April ee soo socota.

Waxa jira xulal badan oo u soo baxay koobka adduunka iyada oo labadii todobaad ee la soo dhaafay la ciyaaray kulamo xiiso leh oo ka tirsan is reeb-reebka koobka adduunka.

Xulalka qaarada Africa u matali doona koobka adduunka ayaa si Rasmi ah u dhamaystirmay iyada oo xulalka Algeria iyo Masar laga reebay koobka Africa.

Sidoo kale xulalka yurub matli doona koobka adduunka ayaa si Rasmi ah u dhamaystirmay iyada oo xulalka Portugal iyo Poland dhamaystireen xulalka qaarad yurub ee koobka adduunka ka qayb gali doona.

Waxa wali dhiman 5 xul oo la sugayo in ay u soo baxaan koobka adduunka laakiin inta badan xulalka ayaa goostay tigidhkooda koobka adduunka Qatar 2022.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Xulalka sida Rasmiga Ah Ugu Soo Baxay Koobka Adduunka:

Germany🇩🇪
England🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿
Suadi Arabia🇸🇦
Argentine🇦🇷
Belguim🇧🇪
Brazil🇧🇷
Cameroon🇨🇲
Canada🇨🇦
South Korea🇰🇷
Croatia🇭🇷
Denmark🇩🇰
Ecuador🇪🇨
Spain🇪🇸
France🇫🇷
Ghana🇬🇭
Iran🇮🇷
Japan🇯🇵
Morocco🇲🇦
Netherlands🇳🇱
Poland🇵🇱
Portugal🇵🇹
Qatar🇶🇦
Senegal🇸🇳
Serbia🇷🇸
Switzerland🇨🇭
Tunisia🇹🇳
Uruguay

Uruguay🇺🇾

🇺🇾

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here