Hordhaca : Benford Vs Liverpool : 32 Sano Ka Dib Ayay Ku Kulmayaan Horyaalka Ingiriiska

0
160

Liverpool waxa ay kulankaas weyneysaaa Alcantara waliba sedex kulan ee socota ayuu ku maqnaanayaa dhaawac , sidoo kale Keita ayaa dhaawac fudud la maqnaanayaa

Xogta Kulanka 

Waa markii ugu horeysay ee ay labadaan koox ku kulmayaan horyaalka tan iyo sanadkii 1989-kii halka kulankoodii horeeyay uu ahaa 1947-dii

Guusha ugu dambeysay ee Benford ka gaaraan Lverpool waxa ay aheyd 1938-dii waxa ayna waqtigaas ku garaaceen 2/1

Liverpool waxa ay dhaliyeen 4  gool sedexdii kulan ee ay kooxdaas la ciyaartay

Liverpool xili ciyaareedkaan lagama badin waxa ayna qaabileen kaliya hal gool dhamaan 5ta kulan ee horyaalka ka ciyaareen waana markii ugu horeeysay tan iyo sanadkii 1977-dii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here