Maxaa Kasoo Baxay Shirka Khamiislaha Ee Golaha Wasiirada Ee KG.

0
177

Madaxweynaha Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir gudoomiyey shirkan oo ay kasoo qeyb galeen xunaha golaha xukuumada ee maamulka

Shirka khamiislaha ee Gollaha Wasiirada ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Arimaha Amniga,Gargaarka,Caafimaadka,Waxaana dhanka kale Warbixino ku qotoma Shaqada Wasaaraddaha laga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha,Arimaha Gudaha, Tamarta,iyo Xanaanada Xoolaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here