Wasaarada Caafimaada DFS Oo agab caafimaad Kala Wareegtey Dowlada Talyaaniga.

0
96

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee dowlada federaalka ah ee somalia Drs Fawziya Abikar Nur iyo Safiirka Talyaaniga uu fadhiya Soomaaliya Mr Alberto Vecchi ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu gudoonsiinayo agab caafimaad Isbitaalka Guud ee Demartino ee magaalada moqdisho taasoo ka timid hay’ada CIMIC ee Dalka Talyaaniga.

Deeqdan katimid hay’ada CIMIC ee Dalka Talyaaniga ayaa waxaa ay iaamneysaa xili ay dowlada somalia ay la tacaaleyso xanuunka Covid19 oo guud ahan dunida fara ba,an ku haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here