Daawo Sawirada:Wefdi uu Horkacaayo Safiirka Swedan Oo Gaarey Baladweyn.

0
71

Safiirka Swedan u fadhiyo Soomalia iyo xubno beesha calaamka ayaa maanta gaaray Beledweyne waxana garoonka ugaas Khaliif kuso dhaweyay maamulka gobalka hiiraan iyo Qeybaha kala duwan ee ururada Bulshada magaalada Baladweyne.

Safirka iyo Wafdigisa ayaa waxaa ay kormeeri doonaan goobo ay dowlada Swedan mashaariic kaga hergelisy magaaladaasi ayagoona maamulka gobolka Hiiraan kala hadli doona dardar gelinta mashaariicda iyo ugu faa,ideynta bulshada ku dhaqan xaruunta gobolka hiiraan ee baladweyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here