Daawo Sawiro:Madaxweynaha KG Oo Gaarey Magaalada Xudur.

0
139

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey Degmada Xudur ee gobolka bakool isagoona Socdaalkiisa ujeedkiisuyahay ka jawaabida cabasho Baahiyaha Haysta Bulshada ku Nool Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Maamulka gobolka bakool bulshada ku dhaqan xudur ayaa waxaa ay si diiran usoo dhaweeyeen madaxweynaha KG iyo wefdigiisa ee halkaasi gaarey ayadoona uu madaxweynaha halkaasi shalaan sharaf kaga qaatey cutubyo ka tirsan ciidanka qalabka sida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here