Madaxweynaha KG Oo Casho Sharaf U Sameeyey Ciyaartooyda KG.

0
145

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ka Qeyb-galay Xaflad isugu jirtay Casha-sharaf iyo Maamuus loo Sameyey Xulka kubada Cagta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Muqdisho uga Qeyb-galay Tartanka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Xaflada ayaa sido kale Waxaa ka qeyb-galay Gudoomiyaha Barlamaanka Ku Xigeenadiisa Wasiiro Xildhibaano Agaasimiyaal iyo Marti Sharaf lagu Cazuumay Xaflada ayadoona halkaasi lagu abaalmariyey dadkii iyo masuuliyiintii qeybta weyn ka qaatey dadaalada ay ciyaaryahanada dowlad goboleedka KG ee samifaynalka kusoo harey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here