Daawo Sawiro:Madaxweynaah KG Oo Kulan Laqaatey Rugta Ganacsiga KG

0
102

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan la qaatay Rugta Ganacsatada Koonfur Galbeed Waxaana kulanka Saacadaha Socday looga Hadlay Caqabadaha Haysta Ganacsatada iyo Sidii Dowlada ay wax uga Qaban lahayd Waxaa sido kale kulanka qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Barlamanka Xubno ka Socday Golaha Wasiirada iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada.

Kulankan ayaa waxaa uu imaanayaa xili maalinimadii shaley ahayd ay rugta ganacsiga ee KG ay shirku qabteen baydhabo cabasho ugu direen madaxda dowlada somalia iyo madaxda dowlad goboleedka KG somalia taas oo salka ku haysey dhibaatooyin ay sheegeen iney ku qabaan wadada dheer ee xiriirisa baydhabo iyo moqdisho oo dhawaanahanba kadhacay dhacdoonyin baabuuro shixnada sidey ee halkaas lagu gubey.

Madaxweynaha KG mudane Lafta Gareen ayaa ganacsatada usheegey in maamulka uu kajawaabayo cabashadooda islamarkaana dowlada somaliyana kala hadli doonaan sidii wax logu qaban lahaa xaalada iminka kusoo korortey wadadani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here