Tababar Ku Saabsan Muhiimada Ay Leedahay Hormarinta Farsamada Gacanta Oo Baydhabo Lagu Qabtey

0
203

Tobabarkan oo lagu baraney muhiimada ay leedahay xirfada gacanta
Oo ay soo qaban qaabisey wasaradda shaqada iyo Arimaha Bulushada koonfur Galbeed soomaliya iyo Gudiga rugta gancasiga koonfur Galbeed soomaliya ayaa waxaa uu socon doonaa mudo todoba maalmood ah


Tobabarkan oo ay kasoo qeyb galeen dhalanyaro ka kala socotey jaamacadaha magaalada baydhabo agasimiyaasha wasaarada gudiga rugta gancasiga koonfur galbeed soomaliya ururada Bulushada iyo wasiiro ka tirsan dowalad Gobaleedka koonfur soomaliya ayaa waxaa ugu horyeen furtaanka tobarkan ku saabsan hormarinta farsamada gacanta ayaa waxaa ka hadlay Agaasimaha guud wasaradda shaqada iyo shaqaalaha koonfur galbeed soomaliya Maxamed Aadan suufi waxaana uu sheegey in wasaarada ay kor u qaadeyso xirfadaha dhalinyarada KG.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here