Maamulka Degmada Waajid Oo Deeq Dawo ah Lagu Wareejiyey.

0
119

Deeqadan Daawooyinka ah ayaa waxa la geyay isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Degmada Waajid Gobolka Bakool waxay ka timid deeqdan wasiirka Cadalada iyo garsoorka dowlada Federalka Cabdiqadir Maxamed Nuur Jamac asagoo ka shanaya Hay”aada Favori.

Daawooyinka oo ka kooban noocyo kala duwan ayaa lagu wareejiyay Maamulka Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee degamdaasi oo baahi u qabey helitaanka dawadan caynkeeda oo kale.

Adan xuseen oo ka mid ah Maamulka Caafimaadka degmada waajid ayaa sheegay inay daawadan timaday xili muhiim ah loona bahana islamarkaan ay wax katareyso xaalada dawo la,aaneed ee iminka kajirtey xaruunta hooyada iyo dhalaanka ee degmada waajid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here