Guddiga Qoxootiga iyo Barkacyaasha KG oo Maanta Deeq Raashin ah kala wareegey Ciidamada Amisom

0
167

Gudoomiyaha Barakacyaasha ee konfur galbeed somalia C/qaadi Ali Watiin ayaa waxaa uu maanta deeq raashin ah kala wareegey ciidamada Amisom qeybta booliska Ee Magaalada Baydhabo.

Deeqdaan uu maanta kala wareegey ciidamada Amisom ayuu gudoomiyaha sheegey in ay gaarsiin doonaan dadka barakacyaasha ah ee aadka u liita islamarkaana ay kasoo xuli doonaan xerooyinka dadka soo barakacay ee ku yaal magaalada baydhabo.

C/qaadi Ali Watiin ayaa waxaa uu sheegey in deeqdan lagaarsiin doono 1200 oo qooys kuwaaso oo ku jira xerooyinka dadka soo barakacay ee ku yaal magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here