Dhaq Dhaqaaq Ciidan Oo Kasocda Deegaano Hoostaga Degmada Waajid.

0
98

Wararka aynu ka heleyno degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa waxaa ay shegayaan in ciidamada xoogga dalka ee degmadaasi ku sugan ay u ruqaansadeen deegaano katirsan degmadaasi ayagoona halkaasi howlgalo ka sameeyeen islamarkaana bur buriyay Saldhigyo Ay Al shabaabku ku lahaayeen Deegano hoos yimada Degmada Waajid.

Howlgalkan ciidamada ururka 260aad guutada 9aad qeybta 60aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay maanta ka fuliyeen deegana kala ah Dhurey ,Kurta Arbasale oo hoos yimada Degmad Waajid ee gobolka Bakool halkaas oo ciidamada ay ku bur buriyeen saldhigyo dhowr ah oo Alshabab ay ku lahaayeen Deeganadaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here