Arsenal, Man United, AC Milan – 24ka Kooxood Ee U Gudbay Wareega 32da Europa League & Sideed Ka Soo Dhacday Champions League

0
166

Waxaa soo dhamaaday wareega group-yada Europa League iyadoo kooxo waa weyn ay u soo baxeen wareega 32da Europa League halka kuwa kale ay ka soo dhaceen Champions League.

AC Milan, Arsenal, Napoli, Roma, Tottenham, Leicester City iyo Benfica ayaa ka mid ah kooxaha ka soo gudbay wareega group-yada Europa League halka Manchester United ay hogaamineyso sideeda kooxood ee ka soo dhacay Champions League.

Liiska 24ka Kooxood Ee Ka Soo Baxay Wareega Group-yada Europa League:

AC MilanAdvertisements

Antwerp

Arsenal

Benfica

Braga

Crvena zvezda

Dinamo Zagreb

Granada

Hoffenheim

Leicester City

Leverkusen

LOSC Lille

Maccabi Tel-Aviv

Molde

Napoli

PSV Eindhoven

Rangers

Real Sociedad

Roma

Slavia Praha

Tottenham

Villarreal

Wolfsberg

Youngs Boys

Sideeda Kooxood Ee Champions League Ka Soo Dhacay:

Ajax

Shakhtar Donetsk

Salzburg

Olympiacos

Manchester United

Krasnodar

Dynamo Kyiv

Club Brugge

Isku aadka wareega 32da Europa League waxaa la qaban doonaa maalinta Isniinta ee 14ka December iyadoo isku aadka uu ka dhici doono xarunta UEFA ee Nyon ee dalka Switzerland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here