Masuuliyiin uu Horkacaayo Wiisrka Gaashaandhiga Somalia Oo Maanta Kormeerey Wasaaradaasi.

0
120

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji, iyo Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka S/guuto Odawaa Yuusur Raage, iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Amb Nicolás Berlanga Martinez, ayaa si wadajir ah maanta waxaa ay u kormeereen qeybaha kala duwan ee Wasaaradda Gaashaandhigga ay ka kooban tahay.

Dhan kale Mas’uuliinta ayaa si wadajir ah Xarigga uga wada jareen Mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay Wasaaradda Gaashaandhigga dalka somalia ee magaalada moqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here