Wassiirka Waxbarashada KGS Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Iskuulada ku Yaala Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool.

0
87

Wasiirka wasaradda waxabarashada Hidaha iyo Tacliinta sare KGS oo malintii labaad howlo shaqa u jooga Degmada Xudur ee Gobalka Bakool waxaan kormeer ku sameyay iskuulada ku yaala Degmada Xudur ee Gobalka Bakool


Wasiirka waxa boqashadiisa ku wehlinaya Agasimaha guud Ee Wasaradda waxabarashada hidaha iyo tacliinta sare KG Agasimaha madaxtooyada Gobalka bakool ,Gudiga waxabarashada heer gobal iyo degmo, iskuulada wasiirka oo booqday ay waxa kamid ah iskuulka maamo geedi paramary and secondry iyo xudur paramary and secondry iskuul.


Boqashada ka dib ay wafdiga oo hogaminayey wasiirka wasarada waxabarashada ayaa iskuulka Xudur paramary and secondry oo ay ku wareyjiyey Agab waxabarasho kuwasi oo logu talagaley Ardeyda in ay waxa ku bartaan waxaan lagu wareyjiyey mamulaha iskuulka
Ugu horeynti waxa warbahinta la hadalay Aadan goosh oo ah Gudoomiyaha waxabarashada degamada xudur aya waxa u mahadceliye wasarada waxabarashada sida ay marwalba u garabtaagantahay hanaanka wax barasho ee deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here