Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa ka socda kulamo siyaasadeed oo looga hadlayo Arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo u dhaxeeya Siyaasiyiinta iyo musharixiinta mucaaadka.
Kulamada oo u dhaxeeya Xubno ay kamid yihiin, Siyaasiga Cabdiraxmaan C/Shakuur, Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweynihii hore ee puntland Cabuweli Gaas iyo Xubno kale ayaa waxaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka iyo guddiyada doorashooyinka oo horay ay diidmo uga muujiyeen.