Hay’adda Amnesty oo walaac ka muujisay Xeerka Saxaafadda oo uu Madaxweynaha saxiixay

0
72

Hay’adda u dooda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa walaac xoogan waxaa ay ka muujisay Xeerka Saxaafadda ee uu saxiixay Madaxweyne farmaajo, kaas oo dhawaan Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ay kusoo bandhigtay Xarunta Madaxtooyada.

vCabdullaahi Xasan oo ah Cilmi baare ka tirsan Hay’adda u dooda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa Risaala u sheegay inay xeerkaas walaac ka qabaan, isla markaana weli qodobada qaar oo xeerka kujira ay yihiin kuwo adag.

Urrurada Saxaafadda Soomaaliya ayaa horay u diiday, Xeerka Saxaafadda o uu Madaxweyne Farmaajo saxiixay,sida SOMA iyo SJS, waxaana haatan kusoo biiray Hay’adda Amnesty International.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here