Mas’uuliyiin Ka Kala Tirsan Galmudug Iyo AMISOM Oo Kulmay

0
109

Madaxweyne kuxigeenka Maamul Goboleedka  Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee Amisom Francisco Madera.

labada mas’uul ayaa kawada hadlay Xiriirka Amisom iyo dowlad gobolleedka Galmudug  iyo waliba qodobadii kasoo baxay shirkii Dhuusamareeb 3 ee lagu jiheeyay doorashadda Soomaaliya.

vMadaxweyne Ciid ayaa masuuliyiinta Amisom kala hadlay sidii loo xoreyn lahaa deegaanadda galmudug ee ay haystaan ururka Xagjirka ah loogana garabsiin lahaa Dowlad goboleedka Galmudug in ay gacanta ku dhigaan amaanka guud ee Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here