Ku Dhawaad 200 Dhalin Yaro Ah Oo Magaalada Baydhabo Loogu Soo Xirey Tawabar Dhanka Xirfadaha Gacanta ah.

0
126

Barshada Xirfahada Kala Duwaan oo ay ku Buurarugayn Dhalinyarad Waxay Ka Cawisay gaar Kan mid ah Inay Ka Baxaan Shaqo La,aantii ayagunaa Waqti Ku Bixinayaan Sidee Ay U Baraan La hayeyn Wax Ay ku Shqeystaan Taasi oo meshaa Ka Saray Inay Suugaayn Shaqada Hay”aadeyd iyo inay Gacaan Wax Kasugaan ayagunaa ay ku dheeradeyn inay Qabtaan Shaqo Walbo Taasi Waxaa u Sahashal Wasrada Shaqada iyo Shqalaha Koonfuur Galbbed Somalia oo Ay Cawimaadyo Ka heysta Gaar Ka mid ah Hay’adaha in dhalinyaradada iskugu jiraan gabdho iyo wilal La Baaro Xirfado ay ku shaqeystaan Waa kuwaan gaar Ka mid ah Dhalinyaradii Ka Faidaystay Fursadahaasi.

Wasarada Shaqada iyo Shaqalaha Dowlada Gobolledka Konfuur Galbeed Somalia Waxay Bixisay Waqti si ay Mesha uga Saarto Bahiyaha Shaqo La,aanta Dhalinyarada Mohamed Aadan Suufi oo Ah Agaasimaha Ayaa waxaa ushegay in Dhalinyarda Shaqa Abuurka Ay Yihin Badaan kuwaa Kamamka iyo kuwaa kusoo Labtay Dalka ee Qaxootiga ku Ahaa Wadama kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here