Ali Said Faqi ayaa shir la qaatey Saraakiil ka socoda Dowladda Mareykanka

0
168

Guddoomiyaha Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somalia Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa shir la qaatey Saraakiil ka socoda Dowladda Mareykanka oo Baydhabo soo gaarey.

Shirka ayaa sido kale waxaa qeyb ka ahaa Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed Somalia Mudane ibarhim Baafo iyo Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Sheekh Cabdullahi .

kullanka aya laisla qartay in baydhabo laga furo saldhig ciidamada kumandooska lagu tababarayo sidoo kale kulaanka waxa alooga hadlay xiriirka Ciidaan ee La Dagalanka Al Shabab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here