Shaqadii Maxkamada Sare ee dalka oo dib loo furayo

0
116

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in maalinta berri 19/07/2020, dib loo bilaabi doono gar-maqalada dacwadaha madaniga oo in muddo ah hakad ku jiray xanuunka Covid-19 dartiis.

Waxaa uu sheegay in Garsoorka iyo bulshada loo adeegayaba  laga rabo taxadar iyo feejignaan dheeri ah soo ilaaliyo bedqabka shaqaalaha iyo bulshada loona xakameeyo faafida xanuunka COVID-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here