Maalinta Qaxootiga Aduunka Oo Maanta Dunida Laga Xuseyo.

0
80

20 Bisha June waxaana Maanta oo kale Dunida laga xusaa Maalinta Qaxootiga Aduunka,waxana dalalka laga xusayo ka mid ah dalka Soomaaliya ayadoona somaali badani oo qax kujoogeen dalalka deriska la ah somalia ayaa sanadadii danbe qaarkood dib ugu soo laabanaayeen dalkooda.

Magaalooyinka Waaweyn iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya ayaa lagu qaban jiray Munaasabado lagu xusayo Maalinta Qaxootiga Aduunka balse sanadkaan waxaa loo qaban waayay Sababo la xariira Cudurka Safmarka ee Covid 19 oo dunida fara ba,an ku haya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here