Degmada Bardaale Oo Laga Hirgeliyey Xaruun Cusub Oo Hooyada Iyo Dhalaanka Ah.

0
81

Maamulka Degmada Berdaale ee gobolka baay ayaa waxaa uu maanta magaaladaasi xariga kaga jarey xaruunta hooyada iyo dhalaanka ee cusub ee ay yeelaneyso degmadaasi waxaana uu maamulka sheegey in ka maamul ahaan ay arintaasi soo dhaweeyeen islamarkaana ay hay,adaha ugu baaqeen iney sii wadaan dadaalada ku aadan arintaasi.

Shacabka Ku Nool Degmada Badaale ee Gobalka Baay gaar ahaan Haweenka waxay si aad ah u soo dhaweeyeen Cisbitaalka Cusub ee Hooyada iyo Dhalaanka laga hirgeliyey Degmadaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here