Qaar ka mid ah Carruurta ku Nool Xeriyaha Barakacyaasha ee Magaalada Baydhabo Oo Heysan Waxbarasho.

0
89

Carruur badan oo xiligaani barkac ku ah kaamamka ku yalaan Degmada Baydhabo ayaa waxey yihiin kuwo waxbarasho aan heysan sababo lala xiriirinaayo dhaqaalo xumo iyo dhibaatooyin kale, qaarkood oo mudo waxbarasho la`aan ah oo dadooda u dhaxeyso 10 ilaa iyo 22 sano jir ayaa kaamamka iska dhax jogaan kuwo kalena waxey bilabeen in ay magaalada ka soo xamashaan.

Waalidiinta caruutani ayaa waxaa ay sheegeen iney ku dhibaatoonayaa helida nolol maalmeedka carruurta sidaaa darteedna ay aboodi waayeen iney u helaan carruurtooda wax barasho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here