Madaxweynaha KG Oo Hay,adaha Qaramada Midoobey Ugu Baaqey Iney Kaalmeeyaan Dadka Danta Yar.

0
65

Shirkani oo ay so qaban qabisay wasaaradada Mareynta iyo masiibooyinka DGKG islamarkaana ay kaso qeybgaleen Xubno katirsan Golaha Wasiirada Xubno ka socday WFP iyo FAO Waxaa Shir Gudoomiyey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen Saacadaha Shirka socday Waxaa loga hadlay Xalaadaha Baminiadanimo ee ka jira Degaanada koonfur Galbeed Saamaynta Ayaxa uu ku yeeshahay beeraha iyo udiyaar garowgaga Cabsi laga Qabo in Abaar ay dhacdo Waxana sido kale Shirka Baaq loogu diray Besha Caalamka Sidii kaalmo uga geysan lahayd Xaaladaha Nolol Xumo oo ay Wajahayan

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka DGKG Mustaf Axmed Iidow Waxa uu ka hadlay sameynta ayaxa uu ku yeeshahay Beeraha iyo Xaaladaha ay wajahayaan Beeralayda Deeganada Koonfur Galbeed

Wasiirka Wasaaradda Mareynta Iyo Masiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Abdinasir Abdi aruush ayaa Tilmaamay in ku dhowaad 5,500 qof oo ku nool Deganada Koonfur Galbeed ay Wajahayaan Xaalada Nolol Xumo loona Baahanyahay in lagarsiiyo Gargar Biniadanimo

Madaxweynaha DGKGS Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo Shirka shir gudoominayey ayaa ugu Baaqay DFS,iyo Hay,addaha ka Shaqeeya Arimaha Biniadanimada inay Gargaar Deg Deg ah laso gaaran Dadka Xaladooda laga Deyrinayo

Dhanka kale Madaxweynaha DGKGS ayaa Tilmaamay inay muhiim tahay in lagu Dadaalo Tacbashada Misigada,Geleyda,Digirta,Waxaana ugu Baaqay Beeralayda inay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here