Hoos Udhac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka lagu iibiyo Magaalda Baydhabo.

0
73

Tan iyo intii uu Bilowday Cudurka karoona virus oo inta badan saameyn ku yeeshay bulushada Caalamka gaar ahaan Magaalada Baydhabo oo ah xaruunta Maamul gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxa lagu daremeya Qiimaha Shidaalka oo Hoos U dhacay taasoo Lagu Sababay Cudurka Corona.

Qiimaha 10 litir ee shidaalka ayaa baydhabo kamaraya 6$ doolar taasoo ka hooseysa qiimihii hore oo ahaa 10$ dolar ayadoona ay ganacsatada ka ganacsada shidaalka arintaasi ku macneeyey hakadka ku yimid isku socodka gaadiidka ee magaalada gudaheed iyo kuwa u safra gobolada dalka.

mudo ku siman wax kabadan laba bilood ayaa waxaa hakad ku yimid isku socodka gaadiidka ee gobolada dalka iyo kuwa raaxada oo ay magaaladu isugu kala gooshin ayadoona taasi sabab u ah xafiisyadii oo aan shaqeyn iyo ususocodka bulshada oo hakad galey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here