Siyaasi Cabdulahi (Black) Oo Kahadley Wax Uu Ku Sheegey Is Qabqabsi Beeleed Oo Ka Jira Waajid.

0
132

Wasiirkii hore ee Gaadiidka konfur Galbed Cabdulahi Aadan Ahmed (Black) ayaa ka hadley cabashooyin ku saleysan aanooyin qabiil oo kasoo yeeraya degmada Waajid ee Gobolka Bakool

Maamulka degmada waajid ayuu ku eedeeyey in arinta ay kicinayan ayna ku guuldareysteen dhexdhexaadinta iyo ugarsoorka bulshada waajid ku nool,

sidoo kale Wasiir Black ayaa Maamulka Konfur Galbed Gaar ahaan madaxweynaha ugu baaqey in si deg deg ah loo farageliyo Arintas hadii aan sidaas la sameynina halkaas ay dhibaato ka imaan karto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here