Olole Dadka Loogaga Digayo Cudurkan Covid19 Oo Si Xowli ah Ugu Socda Baydhabo.

0
182

Maalmihii u danbeeyey magaalada baydhabo waxaa sii kordhaya wax yeelada cudurka Covid19 ayadoo ay dhimashadu sii kordheyso hadana waxaa jira talooyin ay bixinayaan shaqaalaha caafimaadka iyo wacyi gelino loo samaynayo bulshada.

South West Youth Vision Waa Urur Dhalin yaro waxaana ay qeyb kayihiin ololaha lagu xakamaynayo cudurkan safmareenka ah ee saamaynta ba,an ku yeeshey bulshada ayagoo garab ka helaya wasaarada caaafimaadka KG iyo Hay,ada UNFPA ayagoona dadka u qeybinaya qalabka looga hortago cudurkan.

Cudurka Corona Virus oo wali dhibatadiisa Dunida ladaala dhacaysa ayaa waxaa uu yeeshay wajiyo badan oo saameyn ah,dhaqaatiirta Caafimadka iyo Hey,adaha ayaa ku talinaya kala fogaan shaha Bulshada maadama cudurka uu yahay mid si fudud lagu kala qaado, Dadka soomaaliyeed ayaa ah Dad aad isu salaama isku Marxabeeya waxyaabaha faafiya Cudurkana ay qeyb ka tahay Xiligaaan lajoogo waxaa diyaar garow looga jiraa Munaasabada Ciidul Fitriga waxaa aad u mashquulaya suuqyada magaladooyinka Xili uu jiro Cudurka Corona .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here