Shacabka Magaalada Baydhabo oo soo dhaweeyay dib udayactir lagu sameeyay wado muhiim u ah bulshada.

0
182

Cabasha Mudo badan Ka soo yeereysay Gaadiidleyda iyo Shacabka Ku nool Magaalada Baydhabo oo ku aadanaa Burbur Ka jirey Wadada dheer ee dhaxmarta Bartahamaha Magaalada.

maamulka degmada beydhabo iyo kan gobalka baay ay dayactir ku sameeyeen mid ka mid ah wadooyinka halbowlaha u ah degmada beydhabo ee xarunta goblka bay ayadoona ay taasi ku soo aadey xili shacabka magaalada baydhabo ay cabasho ka muujiyeen.

Maamulka oo kaashanaaya iskaashatada gaadiidleyda ayaa waxaa ay si macmal ah u dayactireen wadadaasi ayadoona shacabka arintaasi si weyn usoo dhaweeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here