Warbixin Ku Saabsan Maalinta Tuunada Adduunka Oo Maanta Ku Beegan.

0
232

Maalinta Tuunada Adduunka 2020 ayaa loo dabaaldegayaa Maanta oo Sabtida ah , 2 May 2020. Tuna Day kama dhigna in maalintaan la sameeyo cunis badan oo kalluun ah laakiin wuxuu dareenka siinayaa xayawaankan qiimaha badan ee ku hanjabay dalalkooda oo inta badan lagu cuno hilibka sidoo kale inta badan dalka waxaa laga cunaa kalluunka qasacadaysan.


Hoos u dhaca caalamiga ah ee kaydka kalluunka ayaa calaamad u ah aqoonsiga Maalinta Tunaha Adduunka.

Magaalada Baydhabo oo aan lahayn bad iyo webi toona waxaa ay hadana kamid tahay magaalooyinka sida xoogan loogu isticmaalo kaluunka waxaana jira ganacsato muhiimad gaar ah siinaya sidii ay magaalada usoo gaarsiin lahaayeen kaluun.

Dadka Isticmaala kaluunka ayaa kuu sheegaya ineysan maalintani waxba ugu dhigneyn balse ay xasuus ku aadan cunistiisa ay ka qaadayaan walow dunidoodhan waxa ku nooli maalin tooda la xuso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here