Dhageyso: Hey`ada Qaxootiga Aduunka UNHCR Oo Gar gaar Soo Gaarsiisey Baracayaasha Degmada Baydhabo.

0
128

Gudoomiyaha Gudiga Hey,adda Barakacyaasha iyo Qaxootiga KG Abduqaadir Ali Mahamed oo Gudoomay Gargaar Ka Timid UNHCR, Gargaarkaan Kooban oo 500 Boqal Maacuun oo ay Isuga Jiraan Busto Baca iyo alaabta Maacunta Nocyadeeda kala duwan Waxaana Gergaarkaan Iska Kaashadey Hay,ada qaxootiga QM ee UNHCR iyo Hay,ado kale Looga Talagalay Xiliyada Adag Dadka Barakacyaasha Ku suganyihiin Taasi oo wax badan kabedeli karta Nolosha iyo Duruufaha Barakacyaasha Faraha Badan Baydhabo Degan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here