Deg Deg: Mukhtaar Maxamed Catoosh Oo Xabsiga Laga Siidaayey.

0
117

Weriyihii Idaacada VOA Ee Magaalada Baydhabo ayaa Fiidnimadan xabsiga laga sii daayey wararka qaarna waxaa ay sheegayaan in damaanada lagu siidaayey walow aan weli ka hadlin maamulka.

maanta ayey ahayd kadib markii uu maamulka KG wasiirkiisa warfaafinta oo lahadley BBC da uu sheegey iney maxkamad geyndoonaan islamarkaana uu cadaalada mari doono weriyaha

laba cisho ayaa kasoo wareegatey xariga Mukhtaar Maxamed Catoosh kadib markii lagu eedeeyey war uu kasii daayey Idaacada VOA da oo uu ugu waramo magaalada baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here