Xaaf Muxuu Kayiri Qaraxii Ka Dhacay Garoowe Iyo Fariina Uu Diray.

0
126

Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii xalay ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, kaasi oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Waxa uu tacsi u diray intii dhimatay shacab iyo madaxba waxa uuna ilaah uga baryay inta dhaawac ahna in uu caafimaad deg deg ah siiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here