Sawiro: Quruxda Sawiradii Isbucaan Oo Laga Soo Qaadey Degmada Xudur.

0
175

Hal Kani Waa Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool Sawiradaan Idin Muuqdaan Waa War Ay Dhaansadaan Dadka Ku Nool Degmada Xudur Kuwo Waxay La Imanayaan Caagado Iyo Kuwo Kale Oo Dameeraha Ku Aroortaan, Waxaa Jira Oo Wartaani Imadaan Dadka Xoola Dhaqatada Ah Oo Xoolahooda Ku Waraabista Kadib Markay Ka Imadaan Daaqsinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here