Jubbaland oo hakisay ka qeybgalka Shirarka deyn Cafinta Soomaaliya

0
118

Wasaaradda maaliyada maamulka Jubbaland ayaa hakisay ka qeyb galka shirarka maaliyada iyo deyn cafinta ee ay Wasaaradda Maaliyada DFS garwadeenka ka tahay.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka maaliyadda Jubbaland ayaa guud ahaan lagu hakiyay qorshaha dowladda Soomaaliya ee dhanka maaliyadda ee Jubbaland.

Waxa ay sheegtay Jubbaland in sababta hakinta ay tahay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay Qalalaaso ka waddo degaanada Jubbaland.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here