Sawiro: Laba qof oo ka tirsanaa al shabaab oo laamaha amniga kg gacanta kusoo dhigeen.

0
84

Ciidamada qalabka sida ayaa gacanta ku dhigeen Isaaq Nishow  oo kamid ahaa ururka  al shabab,wuxuuna uu damacsanaa in uu is qarxiyo.

Al shabaab Isxaaq Nishow waxaa uu wadtey ismidaamiyaha jakada Bamka iyo qori AK 47 iyo afar qasnadood.

Sidoo kale Aadan Ibraahim Cabdi Gale, wuxuuna si toos ah isku soo dhiibey ciidamada boliska koonfur galbeed ee magaalada baydhabo.

Goobta lagu soo bandhigay labadaan qof ayaa waxaa kusugnaa taliyaha ciidamada booliska gobolka baay G/ Amiin Daruur iyo Taliyaha cidamada boliska degmada baydhabo Muqtaar Ibraahim Axmed waxayna shegeen in loo gudbin doono qeybaha kale ee laamaha amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here