Gudiga farsanada Madaxabanan ee Soo Xulista xildhibaanada barlamaanka 2aad ee DGKGS ayaa Shaaciyey Jadwalka iyo Habraaca ee soo xulista xildhibaanada DGKGS si loo dardar galiyo howlaha baaxadda leh ee horyaalla Gudiga oo ah dhisida iyo Howlgelinta Barlamanka 2aad ee DGKGS
Home WARARKA MAANTA Video:Gudiga farsanada Madaxabanan ee Soo Xulista xildhibaanada barlamaanka 2aad ee Kg OoShaaciyey...