Dhageyso: Xarunta Cusub Ee Maamulka Degmada Baydhabo Oo Xaraga Laga Jaray.

0
105

Munaasabad kooban ay  kadhacday Xarunta Cusub ee Maamulka Degmada Baydhaba oo ay aheed  Xariga jaray  munaasabadaan, waxa goobjoogna ka ahaa madaxweyaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed Abdacasis Laftagareen.ayaa waxaa ka sojeediyeey Hadalo Kookooban oo lagag sheekeenayay Hanaanka loo soo maray dhismaha Xaruntaan cusub oo ay iska kaashadeen Masharuuca JBLG.

Madaxa Mashruuca JBLG NASRA a\waxaa Hadal goobta kajeedisay ku sheegtay Hey,adaha Mashaariicda Fuliya ay yihiin kuwa go,an Hormarinta Dowladaha Hoose.

Gudoomiyaha Degmada Baydhaba Hassan Macalin Axmed Biikole ayaa isna  hadalkiisa kaga dhaawajiyay in  kamaamul ahaan ay  ku dadaaleen maamulka wanaaga aruurinta Canshuurta dadweynaha iyo maarentooda  taasi oo sababtay in mashaaaricdaan laheo.

Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Dowladaha Hoose Maxamed Abuukar Cabdi wuxuu isna sheegay in wasaarada arimaha gudaha ay wado dadaalo lagu dhisayo Golaha deeganaka dhamaan Degmooyinka K/GALBEED  Si loo daadajeyo ADEEGYADA Bushada dadkuna ay lagaarsiiyo inay soo dhistaan maamul ayagu soo dhistaan si ay ula xisaabtamaan.

Ugu Dabeyn Nadaxweynaha oo Xariga Kajaray Xarunta Cusub ee Degnada BAYDHAO Waxaa uu Xusey sida ay Muhiim u Tahay Mashaariicda noocaan oo kale Madaweyna Laftagareen ayaa xusey in kamaaul ahaan ay dalbanayaan in garab lagu siiyo dhismaha golha deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here