Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maanta Qado Sharaf Usameyey Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Mudooyinkii Udambeyey uulaqadanayey kulan Wadarashi oo looga hadlayey Sidii Barlamanka 2aad ee Koonfur Galbeed loo Dhisi lahaa.
Kulanka ayaa sido kale Waxaa Goobjoog ahaa Gudoomiyaha Barlamanka iyo Labadiisa Ku Xigeen.