Mr. Jocelyn Mason Madaxa Hay,ada UNDP Oo Baydhabo Kulan Kula Qatey Madaxweynaha KGS.

0
213

waxaa maanta gelinkii hore magaalada baydhabo ee xaruunta maamulka konfur galbeed soo gaarey wefdi kasocdey hay,ada UNDP oo uu hogaaminaayey madaxa sare somalia ee hay,adaasi Mr.Manson.

Wefdiga ayaa waxaa ay kulan laqaateen madaxweynaha konfur galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirada oo ay hay,adu lashaqeyso sida wasaarada arimha gudaha, wasaarada amniga, wasaarada garsoorka, Wasaarada haweenka,

Kulanka kadib waxaa warfidiyeenka lahadley madaxa Hay,ada UNDP iyo wasiirka qorsheynta ee maamulka konfur galbeed ayagoona sheegey in labada dhinacba la isku afgartey dar dar gelinta mashaariicda hormarineed ee ay hay,adu kawado deegaanada KG.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here