Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Lagu Dhawaaqay.

0
117

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga  farsamada soo xulista Xildhibaanada  Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa lagu magacaabay Guddiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad, kuwasi oo ka kooban 10-xubnood.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Warbaahinta u Akhriyay Warqada Magacaabista.

Hoos ka Daawo Codka Afhayeenka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here