khudbadii uu maanta wasiirka wasaarada Caddaalada iyo Garsoorka konfur galbeed Mudane Maxamed Xuseen xasan uu ka jeediyey xilli uu ka qeyb galayey Munaasabada bandhiga buuga sooyaalka taariikhdii gumeysiga ee soomaaliya oo maanta baydhabo lagu qabtey.