Dhageyso: Saraakiisha Caafimaadka Degmada Ceelberde Oo Dalbaday In Laga Caawiyo Dawooyin Iyo Qalabka Caafimaadka.

0
80

Kudhawaad Mudo 30 sano ah degmada Ceelberde ee Gobalka Bakool. kama jirin wax adeegyo Caafimaad ah Bulshadda waxay baahi ween ay u qabeen helida Adeeg caafimaad oo Haqabtira Waxay dhibaatadooda ugu ween ay aheed in adeegyadda Caafimaadka ay u doontaan Dalka ithopia oo ay xufood la wadaagaan taasoo sababe jirtey inta badan bukaadada ay wada ugu dhintaa daryeel la’aan Ayadoon la gaarsiin halkii logu heli lahaa Adeegyada Caafimaadka Degmada  Godey ee Dalka ithopia oo Qiyaastii 120 km u jirta ayaa ugu dhawaa helida adeeg caafimaad .

Labo bilood ka hor ayaa degmada la ga furey isbitaal Dadka degaanka ay dhisteey kaa soo ah isbitaalaka Hada ka shaqeeya  degmada ceelberde .

Waxaana isbitaalkaan ka howlgala 3 Daqaatiir Oo Qaabala Bukaanada Noocyadooda kala duban . inkastoo adeegyadii caafimaadka aan dhameysrirney hadana Bulshada Degmada tani waxay u Aragtaa Hor mar la samryey Boqolaan Bukaan caafidd u doonan lahaa Godey iyo Baarey  ayaa kabaaqanaya Ayagoo Adegyadii ay u baahnaayeen  ka helaya Degaankoodi Dr.Mohamed Osmaan Muuse Agaasimaha Isbitaalka Ceelberde Ayaa  sharaxaad ka bixiyey Baahida caafimaad ee ka jirtey Deymada Ka hor inta aan is bitaalkaan la furin Kadub 2 bilood 867 buukaan ayaa isbitaalkaa laga diiwaan galiyey Ku waasoo Adeegyo caafimaad heley Dr Mohamed Ayaa shegy  in Wali dhismaha Cisbitaalka uu yahay Qabyo siaasina ay ku shaqeeyaa Wuxuuna intaas ku darey  Baahiyaadka u gu Muhiimsan ee Xilagaan uu u baahanyahay Cisbitaaalka .

Bulsho waxkhiyo Badan u Baahnaa Aeeg Caafimaad Ayaa Xiligaan Rajo eanaagsan soo galey sa waloe degmada Crel betde  Wili ay u baahantahay Daqaatiir iyo walabyo caafimaad oo badan . Wazaarada caafimaad ka heer faradaar iyo mid Dowlad Gobaleed ayey inta badan Daqaatiiirta tira da yar ee ku sugan Degamada iyo Shacabku ba baaq u jeedinaya oo ah in loo dhameestiro Adeegyada Bulshada sida caafimaadka iyo wax barashadda .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here